Diin

“Waxa aan ka cabsi Qabaa inuu Diintiina idinka kexeeyo amma dhulka...

“Waxa aan ka cabsi Qabaa inuu Diintiina idinka kexeeyo amma dhulka kharibo” waa hadal uu kala hortegey Fircoon kacdoonkii hagaajinta ahaa ee Nebi Muuse...

Waxbarashada

Jaranjarooyinka Akhriska

Maqaalkan waxa aan wargeyska Geeska ku qoray sannadkii 2007-kii, 12 sano ka dib ayaan maanta helay isaga oo warqad gacanta ah ku qoran….. ................................................................................................ Akrisku waa...

Maxaynu Wax Fiican Nolosheena u Qabsan Weynay?……….

Waxaynu haysanaa 24 saacadood, ma jiro qof haysta wax ka badan 24 saacadood, haddana waxaynu aragnaa inaynu wax-soo-saarka ku kala fiicanahay, waa maxay sababtu?...

Gorfaynta Buugaagta

Qaybtii 2aad: Maxaa Boqortooyooyinka Khaliijka ku Caawiyey inay Sii jirinaan iyaga oo ay Burbureen...

Qaybtii 2aad ee Buuga:After the Sheiks. Cutubka Labaad waxa uu kaga waramayaa, falanqaynta sababaha jirsiiyey boqortooyooyinka ee arrimaha gudaha, oo uu u qaybinayo qoddobo muhiim ah oo ay ka mid yihiin: Qaybinta ilaha dhaqaale iyo...

Maxaa Boqortooyooyinka Khaliijka ku Caawiyey inay Sii jirinaan iyaga oo ay Burbureen Dawladihii Jaarkoodu.

Waxa aan maalmihii ina dhaafay ee ku jirey bisha March 2018-ka akhriyey buug lagu magacaabo  After the Sheikhs: The Coming Collapse of the Gulf Monarchies  oo Af-Soomaali ku noqonaya Odayaasha Ka dib: Burburka ku...