Qaybtii 2aad: Maxaa Boqortooyooyinka Khaliijka ku Caawiyey inay Sii jirinaan iyaga oo ay Burbureen...

Qaybtii 2aad ee Buuga:After the Sheiks. Cutubka Labaad waxa uu kaga waramayaa, falanqaynta sababaha jirsiiyey boqortooyooyinka ee arrimaha gudaha, oo uu u qaybinayo qoddobo muhiim...

Wargeyska The Guardian: Shan Buug oo Ku Fahansiin Kara Qaab Fikirka Dowladda Sucuudiga

Tifaftiraha wargeyska The Guardian u qaabilsan arrimaha caalamiga ah  iyo bariga dhexe ayaa maalintii shalay (Salaasa 24/10/2018) ku qoray wargeyskaasi maqaal uu cinwaan uga...

Maxaa Boqortooyooyinka Khaliijka ku Caawiyey inay Sii jirinaan iyaga oo ay Burbureen Dawladihii Jaarkoodu.

Waxa aan maalmihii ina dhaafay ee ku jirey bisha March 2018-ka akhriyey buug lagu magacaabo  After the Sheikhs: The Coming Collapse of the Gulf...

Buugga Shuruudda Hinqashada (Qawaaniinta Horumarka)

Taxanaha mid ka id ah qoraaladii aan akhiryey 2017-kii Buuggan waxa aan akhariyey intii aynu ku jirney 2017-kii, waxa qoray  faylasuuf reer Aljeeriya ah, oo...

Taxanaha Qoraaladii aan akhriyey sannadka 2017-ka… qaybtii 1aad

Waxyaabihii aan Arkay 30 Sanno oo aan Warbixino ka Diyaarinayey Haysashada Israa’iil ee Dhulka Falastiin Mid ka mid ah warbixinadii ugu fiicnaa ee aan akhriyey...

Lixda Buug ee Adduunka ugu Iibka Badan inta la og yahay

Qormooyin hore oo xidhiidh ahaa ayeynu kaga sheekaynay akhriska iyo siday ummaduhu ugu kala duwan yihiin raadsiga, ilaalinta iyo hamuunta ay u qabaan wax...

Taariikhda ( Sheekada) Ordogan.. Buug u qoray Dr. Raqib Al-Serjani.

marka kowaad waxaan u mahadnaqaa Ilaahay oo ii fududeeyey inaan diyaariyo maqaaladan xidhiidhka ah, marka labaadna waxa aan u mahadnaqayaa qofkii kowaad ee ii...

Gorfeyn kooban oo ku saabsan buug u qoray Palto 380 BC ee THE REPUBLIC

Buugga lagu magacaabo The Republic amma Jamhuuriyada waxa laga qoray doodihii kala duwanaa (Socratic dialogue) ee uu aaminsanaa  faylasuuf Giriig ah oo la odhan...

Buugga hoggaamintii Nebi Muxamed NNKHA “The Leadership of Muhammad” ee uu Qoray John Adhair

Hordhac Ujeedada aan ka leeyahay dul istaagida kooban ee aan buuggan ku sameeyey maaha naqdi ku dhisan aqoon aan u leeyahay warbixinta ballaadhan ee...

Xidhiidhka ka Dhexeeya Awooda Maamul iyo Cimri Dhererka Qofka

. Waxa soo Ururiyey Cabdilaahi Beershiya …….. c.persia@hotmail.com Waxa igu dhaliyey inaan qormoyinkan soo ururiyo ka dib markii aan akhiryey buug uu qoray aqoonyahan lagu...