Arrimo isku si u Dhaca oo Micno Weyn Xambaarsan Laakiin aan La Dareemin

Inta badan dadku ma qiimeeyaan inay isku akhriyaan dhacdooyinka isku eeg eeg ee maalin walba soo mara, waxase arrintan isku mashquuliyey oo aragtiyo badan...

Sheekh Cabdiraxman Bashiir Muxuu ka Yidhi Ciyaartii Finalka ahayd?

Wuxuu Cinwaan uga dhigay: Koobka Adduunku (2018) Wuxu ahaa bilaa Damcad ( Dhadhan). Ciyaartii ugu dambysay ee Faynalka  koobka adduunku  waxay u eekeyd mid aan...

Siddee ayaa looga Guulaysan Karaa Balwada….. Free From Addiction

Waxaan maanta ka akhriyey website-ka psychologytoday.com warbixin kooban oo xiiso badan oo ay qortay gabadh ku takhasusutay aqoonta clinical psychology.  Oo magaceeda la yidhaahdo...

Jacaylka Madaxweynaha Faransiiska: Muxuu Ka yidhi Cilmi Nafsigu: mid ka mid ah maqaaladii ugu...

Taxanaha Qoraaladii aan akhriyey sannadka 2017-ka… qaybtii 2aad          halkan ka akhri qoraalka kowaad ee taxanahan: http://beershiya.com/2017/12/11/taxanaha-qoraaladii-aan-akhriyey-sannadka-2017-ka-qaybtii-1aad/ Nolosha ayaa ina baraysa in waxyaabo qof u wanaagsan...

Islaamka iyo Sidduu u Daweeyey Dhibaatooyinka Saboolnimada

Waa qormooyin si xeel dheer uga hadlaya dhibaatooyinka dhaqaale ee bulshooyinka soo waajaha iyo siday diinta islaamku xalka ugu heshay. Waxa Soo Ururiyey Cabdilahi...