“Waxa aan ka cabsi Qabaa inuu Diintiina idinka kexeeyo amma dhulka idinka kharibo”

“Waxa aan ka cabsi Qabaa inuu Diintiina idinka kexeeyo amma dhulka kharibo” waa hadal uu kala hortegey Fircoon kacdoonkii hagaajinta ahaa ee Nebi Muuse...

Dhalashada Nebi Muxamed “CS” Waxay Calaamad u Tahay Nebadgelyada Adduunka

Ereyga dhaqan amma akhlaaq waa asaaska nolosha banii’aadamka waana halka u ka yagleemo jiritaanka amma jiritaan la'aanta qofku, waa hanti ma guuraan ah oo...

Kobcinta Suufiyada iyo la dagaalanka Wahaabiyada Qorshe Caalami ah oo Dawlado Saaxiib ahaa kala...

“Waxaanu shaki ku jirin in dawladaha reer galbeedka ee la dagaalamaya islaamku ay dhiri geliyaan ururdda SUUFIGA ah, kutubta ugu badan ee maanta reer...

Xikmada iyo Ujeedada aan mar keliya Qur’aanka Nebiga loogu soo jedin.

Qaybtii 2aad ee Taariikhda Qu'aanka Waxa jira qoddobo badan oo culimada Islaamku ku tilmaamaan inay yihiin kuwa sababta u ah in Qur’aanka lagu soo dejiyey...

Taariikhda Qur’aanka

Qormooyin taxane ah oo ka waramaya taariikhda iyo xaladahii kala duwanaa ee Qur’aanku soo maray intii u Nebigu NNKHA noolaa iyo waqtiyadii ka dameeyeyba…....

Indheheenna Sidee ayeynu u Ilaashanaa?

Daraasado laga sameeyey khatarta caafimaad ee ay leeyihiin indhaha oo wax xun lagu eegaa Ilaahay koreeye wuxuu dadka u dejiyey xeerar iyo qawaaniin haddii dadku...

Mar haddii Caqligu kaa Banjaro kuuma Buuxsamo’e

Waxa Diyaariyey. Cabdilaahi Beershiya.........oo falanqeeya arrimaha Islaamka Sidaynu ku soo tilmaanay qormadii hore caqligu waa nicmooyinka ugu waaweyn ee Ilaahay ku galaday aadamaha si aanay...

Iimaanka iyo Nolosha

Waxa Diyaariyey Cabdilahi Beershiya…….oo falanqeeya arrimaha Islaamka In wax la rumeeyo oo qofka IImaan helo waxay nolosha dadka kaga jirtaa meelaha ugu sareeya ee jiritaankooda,...

Islaamiyiinta Geeska Afrika ma waxay Noqdeen Warqad Taariikhdeedu Dhacday?

Maqaal xiiso badan oo u luqada Af-Carabigaku qoray Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir oo dalka Canada jooga … Waxa turjumay Cabdilahi Beershiya Geeska Afrika wuxuu ku yaal...

Jawaab celin ku saabsan maqaalka Diinta iyo waayaha Dadka ee Ibrahin Hawd

Waxa Diyaariyey Cabdilahi Beershiya Waxaan maalin dhaweyd akhriyey laba maqaal oo kala dambeeyey kuwaas oo ay kala qoreen laba qoraa oo si kala duwan aragtidoodau...