Jaranjarooyinka Akhriska

Maqaalkan waxa aan wargeyska Geeska ku qoray sannadkii 2007-kii, 12 sano ka dib ayaan maanta helay isaga oo warqad gacanta ah ku qoran….. ................................................................................................ Akrisku waa...

Maxaynu Wax Fiican Nolosheena u Qabsan Weynay?……….

Waxaynu haysanaa 24 saacadood, ma jiro qof haysta wax ka badan 24 saacadood, haddana waxaynu aragnaa inaynu wax-soo-saarka ku kala fiicanahay, waa maxay sababtu?...

Blinkist Magazine: Wax Akhrisku waa dhaqanka Dadka Nolosha Guul ka Gaadhay.

Dadka maanta lagu tiriyo inay nolosha guulo ka gaadheen waxay wadaagaan hal shay oo keliya, maaha maskax badnaan, maaha nasiib wanaag mucjiso ah oo...

Wasaarada Waxbarashada Somaliland: Heerkii Looga Fadhiyey iyo Halka ay Marayso

Wasaarada Waxbarashada JSL waxay ka mid tahay wasaaradihii ugu horeeyey ee la yagleeyey waqtigii u dalku ku jirey dib u dhiska, isku keenida iyo...

Kobcinta Akhriska iyo Habka ugu Haboon ee Qofku u Saxar-tiri Karo Akhriskiisa.

Waa qormooyin ka kooban 26 Qaybood oo ka waramaya habka ugu haboon ee wax loo akhriyo, Noocyada Akhriska, Waxyaabaha la akhriyo iyo sida loo...

Bandhiga Ramadaanka: Mucjisooyinka Xawayaanka iyo Tilmaamaha Ilaahay ku Galaday

Libaaxu waa nooc ka mid ah dugaaga duur joogta ah ee Ilaahay ku galladay inuu yeesho tilmaamo cajiib ah oo dadku ku callaamadsadaan cida...

Wadamada ugu Farxada Badan Adduunka ee Sannadka 2016.

Daraasad ay soo saartay xarunta Gallup-healthways oo ka waramaysa wadamada ugu farxada badan iyo sabahaha ay ku heleen farxadasi iyada oo dadka adduunka ku...

Immisa Jir ayaad Tahay?

 Waxa Diyaariyey Cabdilahi Beershiya….. C.persia@hotmail.com Dadka qaar ayaa isku haysta inay maskax badan yihiin halka dadka qaarna ay isku haystaan inaanay ku jirin dadka maskaxda...

Hormoodkeenu Ma Sidanbaa? by Beershiya

Waxay ahayd tobankii habeenimo oo ku beegnayd habeen khamiisi soo gelyso bishuna tahay 11/08/2016, waxa telafoonka igu soo garaacay nin aanu saaxiib nahay oo...

Cilmi-baadhis ka dayrisay in Ardeyda loo diro Shaqo Guri (Homework).

Tan iyo yaraantaydii ila maanta oo aan ka shaqeeyo mid ka mid ah goobaha waxbarashada waxa aan dhegahayga ka maqnaan ardey lagu xisaabinayo wuxuu...