taariikhda soomaalida

taariikhda soomaalida

30 Sano Kadib : Maxaa Somaliland u qasoomay maxaase ka Leexday?

Soddon sanno ka dib Somaliland maxaa u qabsoomay maxaanse u qabsoomin,Fursadaha iyo caqabada Mustaqablkuna waa noocee?.....( The Reflection on the past 30 years: what...

Saddex Bilood ayuu Maamulku u Qoray in Ardeygayga la siiyo Musharkaygii

Nin ka mid ah macallimiintii dugsiyada dhigi jirey waqtigii Ingiriisku dhulka Somaliland haystay ayaa habeen hore ee ku beegneyd  dabayaaqadii kontmeeyihii waxa uu iiga...

Afku waa maxay ?… Abwaan Gaariye AHUN

Muxadaradii Abwaan Gaariye AHUN u Afka kaga Hadlayey ......................... oo aan Qoraal ku sameeyey............................. Aftahannimada, xulashada ereyada iyo isku toosintooduba waa mid ka mid ah...

Taariikhda Idaacada BBC-da iyo Naqdi ku saabsan Laanta Af-Soomaaliga Qaybtii 2aad

Sidoo kale dadka qaar ayaa qaba inuu Yusuf Garaad ahaa nin la daadegey miisaankii idaacadu lahayd inkasta oo ay soo bexeen waqtiyadiisii idaacado iyo...

Taariikhda Idaacada BBC-da iyo Naqdi ku saabsan laanta Af-soomaaliga

Idaacada BBC-du waa hey’ad warbaahineed oo Ingiriis ah, taas oo ku wajahan gudaha ingiriiska iyo adduunweynaha intiisa kale, waxa lagu tilmaamaa inay markii hore...